Daawo Sawirada: Sida magaalada Baladweyne u saameesay Fatahaada Wabiga

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka jira xaalad adag oo dhinaca bini’aadanimada ah, waxaana qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi saameyn ku yeeshay fataahada uu sameeyay wabiga Shabelle. Kumanaan qoys oo kunoolaa magaalada Baladweyne ayaa guryahooda uga qaxay fatahaada wabiga sameeyay, waxaa sidoo kale wali jira dad badan oo ku go’doonsan qeybo … Continue reading Daawo Sawirada: Sida magaalada Baladweyne u saameesay Fatahaada Wabiga